RW Somalia oo kormeeray dhismaha laamiga Cadaado, dhaqaalena ugu deeqay (Sawirro)

Ra’iisal Wasaaraha Somalia mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeeray dayactir ay bulshada reer Cadaado ku samaynayaan wadada lamiga ah ee magaalada dhex marta, waxaana uu Ra’iisal wasaaruhu xusay in xukuumaddu ay taageerayso mashruucaasi isxilqaanka ku bilowday. Rooble ayaa xusay in xukuumaddu dhismaha wadadan laamiga … Continue reading RW Somalia oo kormeeray dhismaha laamiga Cadaado, dhaqaalena ugu deeqay (Sawirro)